Burburka Dayax-Gacmeed weyn oo laga digayo inuu ku soo hooban doono dhulka

Wasaaradda Sayniska iyo Teknoolajiyada ee dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa ka digtay in la filan karo burburka Dayax-Gacmeed Maraykan oo Hawlgab noqday, kaasi oo shalay dul maray Hawada Sare ee Gacan-biyoodka Kuuriya . Warkan oo aan ka soo xiganay Warbaahinta KBS World ee dalka Kuuryada Koonfureed waxay sheegtay inay Wasaaradda Sayniska ee dalkaasi saakayto soo saartay … Continue reading Burburka Dayax-Gacmeed weyn oo laga digayo inuu ku soo hooban doono dhulka